Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Bandhigga Shirweynaha Tiknaloojiyada ee sanadkii Sideedaad.
Munaasbadda ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowalada Soomaaliya, Aqoonyahano , ardayda barto cilmiga tiknoolijyada Dhalinyaro iyo qay baha kale duwan ee Bulshada.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.