Aqoon is weeydaarsi ku saabsan sida haweenka uga qeyb qaada karaan nabadda oo lagu Muqdisho .

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Haweenka iyo xuquuqu insaanka XFS ayaa magalada  Muqdisho ka daahfurtay kulan Aqoon isweydaarsi ah oo saabsan sida ay hawenka ugu qeyb qaadan karaan Nabada iyo Amniga.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay haween ka tirsan Baarlamaanka Somalia,  haween ka kala yimid maamul goboleedyada dalka  iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.