Qoysas dib u dajin loogu sameeyay deegaanka daarusalaam ee duleedka Baladweyne.

0
96

Baladwayne (Radio Beerlula )-Degaanka darusalaam ee duleedka maagalada Baladweyne ayaa waxaa garay qoysas ka barakacay sameynta roobkii ka da,ay magalada baladweyne.

Qoysaskaan ayaa ka barkacay kamamka magalada Baladweyne kuwaas oo ka cabsi qabo fatahaad iyo roobab is biir saday oo dhowan la filayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.