Gaadiidka mooto bajaajka oo dhibaato ku qaba wadooyinka burbursan ee Baladweyne.

0
77

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajajka ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada kadib markii qeybo kamid ah wadada ay burtay .

Wadadan ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada waxaana hada xaalada sii adkeeyay roobka da-ay kaas oo sababay in dhiiqo iyo biyo aay fariistaan meelaha burbursan .

Warbixintan waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.