Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ku qabtay kulan ku saabsan ilaalinta Deegaanka.
Kulankaan ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulka Magaalada Jowhar , Mas’uuliyiin ka socotay wasararadda deegaanka maamulka Hirshabelle iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.