Waddo laga hirgeliyay Degmada kaxda ee gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
85

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Kaxda oo hor ka cayay Gudoomiyaha Degmada Mudane Cabdulahi Shiikh Cabdi Raxmaan ayaa Maanta furay Waddo Jay ah oo laga hirgaliyay Waaxda sedexaad ee Cumar fiyasko ee Degmada Kaxda

wadadaan ayaa ahayd wado dhib weyn ay ku qabeen Shacabka Iyo isku socodka gadiidka .

Warbixintan waxaa so jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.