Xarun lagu baran doono qur’aanka kariimka oo laga daah furay magaalada Muqdisho.

0
96

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga daah furay academyada At_Tamayuz oo lagu baran doono qur’aanka kariimka iyo kutubta diiniga ah waxaana daah furay qaar kamid ah culumada magalada Muqdisho.

Daah furka Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumo udiinka magalada , waliidin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.