Tababar ku saabsan adeegsiga Tiknolojiyadda iyo arrimaha deegaanka oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
74

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada somaliland ayaa tababar kusaabsan adeegsiga tignoolojiyadda iyo arrimaha deegaanka ugu soo xirtay magaalada Hargeysa xubno ka tirsan Wasaaraddaasi.

Tababarkan oo socday mudo shan maalin ah ayaa waxa maalgalisay dowlada iswiidhan waxaana fulinteeda ka qeyb qaatay hay’adda UNDP iyo Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada somaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.