Inkabadan 375 arday oo ka qalin jabiyay jaamacada Boosaaso.

0
48

Baladwayne (Radio Beerlula )-Inkabadan 375 ardayd oo ka qalin jabiyay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Boosaaso faraceeda Garowe ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland.

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Jaamacadda,arday , waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey