Xarun waxbarasho oo laga hirgaliyey magaalada Caynaba oo xariga laga jaray.

0
94

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasaaradda diinta iyo owqaafta Somaliland ayaa xariga ka jartay xarun waxbarasho oo loo hirgaliyey agoomaha Magaaladda Caynaba ee gobolka Saraar.

Madarsadaan ayaa waxaa hirgaliyay  walalo muxsiniin ah waxana ka soo qeyb galay munaasabadda xarig jarka wasiirka Wasaaradda diinta iyo awqaafta culimaa,udiin ka magalada iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.