Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta suuqyada magaalada Muqdisho

0
98

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo qudradda noocyadeeda kala duwan guud ahaan suuqyada magaalada Muqdisho.

Sare u kacan ayaa waxaa sababay xirnaashaha wadooyinka oo ku da’ay roobka dayrta waxaana gabi ahana suuqa laga wayay qaar ka mid ah khudaarta suuqyada lagu iibiyo ee magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey