Fataahadda wabiga shabeele oo saameysay Ganacsiga Baladweyne

0
82

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Kadib markii uu karkaarada Jabsaday wabiga Shabeele ee dhexmara magaalada Baladweyne ayaa waxa istaagay inta badan dhaqdhaqaaqa ganacsi ee magaalada.

Inta badan waxaa albaabada loo laabay goobaha ganacsiga xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa  soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.