Maamulka degmada Baladweyne oo shaaciyay tirada dadka ka barakacay fatahaadda.

0
191

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 600 oo kun oo ruux ayaa ka barakacay xaafaddaha magaalada Baladweyne kadib markii ay sameeyeen daadad ka soo rogmaday webiga shabelle.

Sidoo kale daadadkan ayaa sameeyay hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo goobaha ganacsiga magaalada kuwaasoo qaarkood albaabada loo laabay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.