Tababar ku saabsan arimaha cadaalada oo ka furmay Kismaayo

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka maamulka Jubbland ayaa magaalada kismaayo ka daah furtay tababar ku saabsan culuumta wadahalka iyo arrimaaha caladaalada kaasi oo loo qabtay qaar kamid bulshada ku nool magaaladaasi.

Tababarkaan oo socon doono mudo laba maalmood ah ayaa waxa kasoo qayb daah furkiisa wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka maamulka Jubbland,
mas’uuliyiin ka socotay wasaarada cadaalada jubbaland iyo bulshada rayidka ee magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.