Dhallinyarada Baladweyne oo bilaabay ineeey doorkooda ka qaataan caawinta dadka ay saameysay Fatahaadda

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay ineey doorkooda ka qaataan samata bixinta dadka ku go-donsan xaafadaha magaalada kuwaasi oo ay saameysay fataahadda wabiga shabelle.

Haweeenka,Caruurta iyo waayeelka ayeey dhallinyaradan waxaa ka caawinayaan ineey biyaha marsiiyaan gaar ahaan meelaha moolka ah iyo qeybaha ay ku socdaan biyaha dadka qaadi kara.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.