Waalidiin lagu soo oogey dacwad inay ilmahooda sumeeyeen

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Lammaane u dhashay dalka Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay gabdhooda gabar yar ku qasbeen inay cabto sun.

Gabdhan yar ayaa xaladeeda lagu dabiibaya mid ka mid ah isbitaalada dalka Sweden.

Xaaladda gabdhahan ayaa lagu soo waramaya inay soo hagaageyso kadib markii dhaqaatiirta ay la tacaaleen.

Hooyada iyo aabaha gabdhan ayaa inkiray inay sumeeyeen gabdhooda.