Deeq Daawo ah oo la gaarsiiyey qoysas ku nool degmada Kaxda.

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee agaasinka Caafimaadka G/Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyey qoysas kasoo barakacay gobolada Shabeelaha Hoose iyo shabeelaha dhaxe oo ku nool degmada Kaxda ee gonolka Banaadir

madasha lagu wareejinayey dawooyinka waxaa goobjoog ka ahaa kusimaha gudoomiyaha degmada Kaxda ahna gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada degmada Kaxda Jimcaale Axmed Maxamed madaxa Caafimaadka degmada Kaxda Xaawo Cabdulaahi Cali iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan