Olole dhir beeris ah oo laga sameeyey Madaxtooyada Jubbaland.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka dowlad goboleedka Jubbaland iyo ururka Hawenka gobolka Jubada hoose ayaa olole dhir beeris ah ka sameeyey xayndaabka Madaxtooyada Jubbaland.

Ujeedka ololahan ayaa ah sidii loo soo celi lahaa bilcida Jubbaland iyo in laga hortago xaalufinta dhirta.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.