Toban ruux oo ku dhimatay daadadka ku dhuftay Baladweyne

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 10 ruux ayaa ku dhimatay daadadka ku dhuftay Magaalada Baladweyne, kuwaasoo iskugu jiray caruur iyo dad waaweyn.

Dadkan ayaa siyaabo kala duwan daadadka ugu qaadeen xaafadaha Magaalada Baladweyne, halka boqolaal ruux oo ku go’doonsa xaafaddaha iyo deegannada ku xeeran Magaalada Baladweyne la soo badbaadiyay.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Cabdi Saneey