Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay cuduro ka dhalanka fatahaada

0
81

Baladwayne  (Radio Beerlula )-Dr Ilyaas Cali Cabdi oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ayaa sheegay in fataahadda uu sameeyay wabiga shabeelle ay ka dhalan karaan cuduro kala duwan.

Waxaa uu sheegay in cuduro ay kamid yihiin Malaariyada shuban biyood iyo cuduro kale ay inta badan yimaadaan xiliyada fatahaadda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.