Xarun waxbarasho oo laga dhagaxdhigay deeganka Cali Xeyd ee Soomaliland

0
115

Baladwayne   (Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Awdal ayaa ka dhagax-dhigay Dugsiga Sare ee magaalada Cali Xaydh ee Somaliland.

Xarig jarka goobtan waxbarasho waxaa ka qeybgalay maamulka magaalada, ardey iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.