Xarunta dhismaha xogta qaranka oo laga dhagax dhigay magaalada Muqdisho

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada XFS Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.

Madasha dhagax dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka mudane Mustafa Yaasiin iyo qaar kamid ah hoolwadeenada wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Soomaaliya.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.