Qalabka loo adeegsado biya saarka oo lagu wareejiyay iskuulka Cumar Samatar ee Gaalkacyo

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agab biyo saaris oo ka koobneed Matoor iyo tubooyiinka biyaha ayaa lagu wareejiyay maamulka dugsiga Hoose dhexe sare ee Cumar samatar Magalaada Gaalkacyo taasi oo ka timid Dr.Cali Gaashaan oo kamid ah ardaydii ka aflaxday Dugsiga.

Munaasabadda deeqda lagu wareejinayey ayaa waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano, Maamulka Dugsiga Waalidiin , Dhallinyaro iyo qaar kamid ah ardayda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.