Maamulka Hirshabelle oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay sameeyeen fatahaada webiga shabeelle.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degmada Mahadaay oo ay saameeysay fatahaad ku dhuftay xaafadaha ay koobantahay.

dhamaan xaafadaha ay ka koobantahay degmada Mahadaay ayeey iskaga barakaceen shacbkii iyagoo deegnasaday meelo aysan soo gaarin biyaha.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan