Dhismaha garoonka diyaaradaha Boorama oo la dhagax dhigay.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Soomaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (seylici)ayaa dhagax dhigay dhismaha Garoonka diyaaradaha magaalada Boorama.

madasha dhagax dhiga waxa goobjooga ahaa mas’uuliyiin katirsan hay’adda duulista Somaliland duqa magaalada Boorama gudoomiyada gobolka Ow-dal iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi