In kabadan 800 oo arday oo ka qalinjibisay jaamacada Banaadir ee magaalada Muqdisho

0
59

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay Waxbarashada Heerarka Koowaad iyo Labaad ee Jaamacada Banaadir kuwaasi oo bartay kulliyadaha kala duwan ee bixiso jaamacada.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka jaamacada , mas’uuliyiin katirsan XFS iyo Baarlamaanka dalka, aqoon yahano, iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.