Qiimaha xoolaha suuqyada Muqdisho oo laga dareemayo sara u kac ku yimid.

0
58

Baladwayne (Radio Beerlula )-Sare ukac xoogan ayaa kuyimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee magaalada Muqdisho kadib markii saameyn xoogan wadooyinka kala kulmeen Roobka deeyrta.

Qiimaha xiligan lakala siisanayo xoolaha gaar ahaane ariga ayaa ah midkii ugu saareyay ee sanadahan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan