Masaajid cusub oo laga hirgeliyay magaalada Hargeysa oo xariga laga jaray.

0
89

Baladwayne (Radio Beerlula )-magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayey Masjidka Al-Madiina oo laga dhisay xaafada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa.

munaasabada lagu daahfurayey masjidka Al-Madiina waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Soomaliland, culumaa’udiin iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi