Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay Beledxaawo

0
81

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyay tartanka kubadada cagta kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah kooxaha heerka koowaad ee degamdaasi kaasi oo ujeedkiisu ahaa isdhexgalka Bulshada.

Xiritaanka tartanka ayaa waxa kaso qayb galay maanulka Degamada, Bahda Ciyaaraha ,  Dhallinyaro iyo Ciyaartooyda Degamadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.