Ololaha talaalka Cudurka Dabeysha oo laga daah furay magaalada Baydhabo.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ka daah furtay olalaha talaalka Cudurka Dabeysha kaasoo loogu talo galay in la siiyo caruurta ka yar shanta sano.

Furitaanka ololahan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Degmada Baydhabo, Wakiilo ka kala socday Hay’adaha UNICEF, WHO iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal   Daahir Waaneey.