Deeq raashiin oo la gaarsiyay qoysaskii ka barakacay Magaalada Baydhabo.

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka Dhainyarada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Deeq raashiin ah gaarsiiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay Magaalada Baydhabo kuwaas oo ay saameeyeen daadadka iyo roobka dayrta.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.