Mashaariic laga hergeliyay Burco oo xariga laga jaray

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-hay’adda YOVENCO oo kaashaneysa hay’adda plan international ayaa xariga kajaray dhismo iskuul iyo goob aay ciyaalku ciyaaraan oo aay ka hirgaliyeen kaamka barakacayaasha barwaaqo ee magaalada Burco

madasha xarig jarka waxa goob joog ahaa mas’uuliyiinta hay’adda YOVENCO iyo hay’adda plan international iyo xubno kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulahi