Munaasabad lagu xusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaabaddan oo lagu xusayay maalinta macalimiinta Soomaaliyeed taasi oo loo dabaal dego sanad waliba 21-November maanta oo kale.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaano, Wasiiro, iyo bahda Waxbarashada Gobalka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

Audio Player