Dhismayaal sharci darro ah oo ku yaalla Guriceel oo la burburiyay

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Guriceel oo kaashanaya laamaha amaanka ayaa burburiyay dhismayaal si sharci daro ah looga dhisay hareeraha wadooyinka.

dhismayaasha ayaa inta badan waxaa laga dhisay heeraha wadada weyn ee xaafada Dalsan ee Degmada Guriceel.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan