Mashruuc muhiim ah oo laga furay Boosaaso

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna duqa degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Shanle ayaa daahfuray Dib u dayactirka iyo Naleynta wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Boosaaso.

Munaasabada Daahfurka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka Nabadoono Ganacsato Engineerada Gacanta ku hayaa dib u dayactirka Jidka Gudoomiyaasha qaar ka mid Ah xaafadaha Bosaaso iyo Masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi