Wasaaaradda gargaarka jubaland oo lagu wareejiyay doon loogu tala galay in dadka lagu bad baadiyo

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Jubbaland mudane Axmed Xasan Cumar oo ka jawaabaya baaqii Madaxweynaha Jubbaland ee ahaa u Gurmashada dadka ay fatahaadda iyo daadadku saameeyeen ayaa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ku wareejiyay Doon, Motoorkeeda iyo Jaakadihiii badbaadada oo loogu talagalay dadka ay fatahaaddu saamaysay,

Waxaa doonta lawareegay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubaland Mudane Cabdiraxman Maxamed Maxamuud.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdiqadir Cumar Ibraahin