Isbitaalka Dr’s Xaawo ee Magaalada Muqdisho oo bilaaway qaliimo la’aan ah.

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Drs Xaawa Cabdi oo kuyaalloo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa bilaabay qaliiman lacag la’aan ah kaasoo soco doona mudo sideed maalin ah iyo qiima dhimis guud oo laxiriirta adeegyada isbitaalka uu bixiyo.

Qaliimada lacag la’aanta uu isbitaalka sameeye waxaa kamid ah noocyada kala duwan ee qaliimada guud kuwa leysarka sida qaliimada burooyinka, qaliimada qanjirka raga, qaliimada calosha qaliimada qabsinka iyada oo aayh ka faa’deystay qoysas danyar ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.