Deeq lacageed oo lagu wareejiyay Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdule ayaa magaalada Muqdisho kula wareegay deeq lacageed oo gaareeysa 139,318.45 dollar taasi oo ka timid dowlada Shiinaha islamarkaana ujeedkeedu uu ahaa in lagu garab istaago shacabka Soomaliyeed ee fataahaduhu saameyeen.

Munaasabada deeq wareejinta ayaa waxa goob joog ahaa Safiirka Dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.