Mashruuc Biyo dhaamin ah oo laga furay duleedka Baladweyne

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowlad goboleedka Hirshabelle oo kaa shaneeysa Hay’adda UNICEF ayaa deegaanka ceeljaalle ee duleedka Baladweyne ka daah furtay Mashruuc Biyo dhaamin oo loogu talagalay dadka danyarta ee fatahaadda ka barakacay.

Mashruucaan biyo dhaaminta ah ayaa soco doona mudo 45 cisha ah iyadoo barakacayaasha la siin doono biyo nadiif ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin