Tababar ku saabsan hanaanka shaqo raadinta oo lagu qabtay Boosaaso

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Jaamacada Qudus faraceeda magaalada Boosaaso ayaa ardayda jaamacada dhigata iyo ardayda kale ee waxkabarta jaamacadaha Boosaaso uqabatay Tababar ku saabsan Hanaanka Shaqo Raadinta

waxaa ka qeyb galay furitaanka tababarka maamulka jaamacada macalinmiin iyo ma’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi