Arday baratay Quraanka kariimka oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay Qur’aanka kariimka isla maarkaana ka aflaxay Machadka Al Misbaax .

Munaasabad ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka, Macalimiin, Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.