Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka magaalada Ceynaba.

0
52

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha magaalada Caynaba ayaa waxa ay aheyd mid madaxda isbitaalka lagula wareejinayay mashiinka loo isticmaalo wadnaha.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka magaalada Ceeynaba , maamulka Isbitaalka iyo wasiirka wasaarada caafimaadka Soomaliland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.