Wiil dhalinyaro ah oo ku nool Cadaado oo farsameeyay qalab lagu karsado cunnada.

0
57

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Eng Cabdiwali Nuur Xalane oo ah wiil dhallinyaro oo ku nool Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sameey qalab loogu talo galay in lagu karsado Cuntada.

Qalabkaan oo laga sameeyay biro ayaa waxa uu ku shaqaynaa olyada gaadiidka laga badalo taasi oo markii hore la daadin jiray.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaneey