Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dowlada Hoose Ee Degmada Boosaaso ayaa Olole Nadaafadeed ka fulisay Kaamka Buulo Mingis oo ku yaalo Xaafadda Biyo Kulule ee Magaaladaasi.
Waxaa ka qeybgalay ololahaan nadaafadeed Gudoomiyaha Degamada Boosaaso , mas’uuliyiin kasocotay Dowlada Hoose ee Magaalada Boosaaso, iyo bulshada Rayidka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.