Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaaladda Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa laga daahfuray tartanka Ciyaaraha kubadda cagta kaasi oo loo qabtay Kooxaha Heerka koowaad iyo Heerka labaad islamarkaana ay iska kaashanayeyeen qabashadiisa maamulka Degamada Burco iyo shirkada Tiknoolajiyada SO.
Daahfurka tartanka ayaa waxa kasoo qayb galay maamulka Degmada Burco, Maamulka Shirkada Tiknoolajiyada SO , maamulka Ciyaaraha Burco iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey