kulan looga hadlayay sidii looga hor tagi lahaa tacadiyada kusaleysan Jinsiga oo lagu qabtay Baydhabo

0
102

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Koofur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay kulan looga hadlayay sidii looga hor tagi lahaa tacadiyada kusaleysan Jinsiga.

Waxaa ka qeybgalay kulanka wasiiro, Xildhibaano katirsan maamulka KGS  , maamulka degmada Baydhabo iyo madaxda ururada bulshada KGS.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.