Aqoon isweydaarsi ku saabsan kor uqaadista waxsoosaarka Calafka xoolaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
64

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Xanaanada xoolaha maamulka KGS ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray Aqoon isweydaarsi ku saabsan kor uqaadista waxsoosaarka Calafka Xoolaha.

Daahfurka Aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Xanaanada maamulka KGS, Wasiiro, Xildhibaano, Xoolo dhaqato iyo dhallinyarada Magaaladaasi.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.