Tababar ku saabsan xakameynta xanuunada faafa oo lagu qabtay Hargeysa.

0
279

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka soomaliland oo kaashaneysa Hay’adda Pharo ayaa magaalada Hargeysa kuqabatay Tababar ku saabsan xakameynta xanuunada aan faafin

tababarkaan oo soco doona mudo laba maalin ah ayaa waxa loo qabtay xubno kasocday toban xaruumood oo ah goobo caafimaad oo kuyaala magaalada Hargeysa.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi