Tababar ku saabsan Cilmi baadhis Caafimaad oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Hargeeysa.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee waaxda adeegyadda Caafimaadka iyo Horumarinta maamulka Soomaaliland ayaa magalaada Hargeeysa kusoo gabagabeeyay Tababar ku saabsan sida Xogaha Caafimaadka loo soo uruuriyo.

Xiritaanka Tababar ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Soomaliland, Maamulka Jaamacadda Camuud iyo mas’uuliyiin kasocotay dallada school quality.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey