Inkabadan 400 oo arady oo ka qalin-Jabisay Jaamacada Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso.

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 400 arday oo ka qalin jabiyay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Boosaaso ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.

Waxa kasoo qeybgalay munaasabada Maamulka Jaamacadda, Wasiiro ,Xildhibaano iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.